LATEST ARTICLES

(Dhegeyso)Garoowe Masuul Ka Tirsan Puntlad Oo Mayd Ahaan Looga Tagay

Agaasime kuxigeenka Hay,adda Daryeelka Bulshada Puntland ayaa ka waramay dhaawac dhawaan kooxo burcad ah ay ugu gaysteen magaalada Garoowe. Agaasime kuxigeenka Hay,adda daryeelka Bulshada Puntland...

Deg-Deg:(Akhriso+Dhegeysi)Puntland oo Mamnoocday Gaadiidkii u Bixijirey Dhanka Tukaraq iyo Shidaalkii oo Laga Xiray Dhanka...

War qoraal ah oo ka soo baxay gudiga difaaca ee dowladda Puntland ayaa guud ahaanba waxaa lagu mamnoocay gaadiidka waaweyn iyo kuwa yaryar ee...

VIDEO-Xukuumadda Soomaaliland oo Markii Ugu Horaysay Si Rasmi ah u Shaacisay Khasaaraha Ka Soo...

Xukuumadda Soomaaliland ee uu hogaamiyo madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxa ay dalbatay taageero iyo gurmad deg deg ah kadib markii ay maanta magaalada Hargaysa...

DAAWO-Mid kamid ah Beelihii ugu Awooda Badnaa Gobalka Sool Oo Ka Baxday Soomaaliland Dalbatayna...

Beesha Jaamac Siyaad (Dhulbahante) oo kamid ah beelaha ugu waaweyn ee degan gobolka Islamarkaana ahayd beesha ugu weyn ee dadka qaar ku eedeeyeen inay...

(SAWIRO): Wiish Ku Soo Dhacay Dhismo Ka Socday Masjidka Xaramka Ee Maka Al-Mukarama

Saraakiisha Mamulka magaalladda Maka Al-mukarama ee dalka Sacuudiga ayaa sheegay inuu Wiish nooca guur-guura soo jabay kuna habsaday goob uu dhismo ka socday Masjidka...

XOG-Kulamo Xasaasi Ah Oo Ka Dhacay Madaxtooyada Puntland Ee Garoowe Maxaa Looga Hadlay

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland uu lakulmay guddiga Difaaca iyo Guddiga...

(DAAWO)Puntland Iyo Khaatumo Oo Heshiiyey Iyo Xaalada Tukaraq

Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Khaatumo ahna Madaxweynaha Haataan ee Khaatumo Cabdule Maxamed Haybe Cagalule oo saxaafada kula hadlay Garoowe ayaa ka hadlay arimaha Tukaraq oo...

DEG DEG:-Madaxdii Khaatumo Oo Garoowe Ku Sugan Iyo Abaabul Dagaal Oo Ka Socda

Madaxweyne kuxigeenkii Maamulka Khaatumo Cabdale Maxamuud Cali oo haatan ku sugan Magaalada Garowe ee caasimadda Puntland ayaa ku baaqay dagaal wadajir ah oo lagu...

Akhriso Magacyada Saraakiisha Soomaaliland Looga Dilay Tukaraq Iyo Baroor Diiq Loo Sameeyey

Madaxii Howlgalinta ciidamada Badda ee Somaliland Col, Cawaale Axmed Galaal oo isaga iyo guuto uu watay aysan askar badan ka fakan ayaa Aas Qaran...

(Akhriso)Wararka Ugu Danbeeyey Jiddaha Dagaalka Iyo Warar Cusub Oo Naga Soo Gaaray

Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ay wadaan kuwa Soomaaliland iyo Puntland ayaa saaka waxaa laga dareemayaa jiidaha hore ee deegaamada Tukaraq iyo Higlada oo ay isku...