LATEST ARTICLES

DEG DEG:-Beesha Jaamac Siyaad Oo Ku Dhawaaqaysa Go,aan Culus Iyo Xiisad Ka Taagan laascaano

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in kulamo saacadihii ugu dambeeyey ka socdey magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ay is afgaran waa ku dhawaaqeen,...

(Dhegeyso)Nabadoonada Gobalka Nugaal Oo Go,aamo Culus Ka Soo Saaray Dagaalka Tukaraq

Cabdiraxmaan Jaabiri Samatar oo kamid ah waxgaradka Gobalka Nugaal oo maantay soo booqday Radio Garoowe ayaa taageeray go,aankii shalay ay soo saareen Golaha Xukuumadda Puntland. Cabdiraxmaan Jaabiri ayaa sheegay in Madaxda Soomaaliland ay ka biyo...

(Daawo)Magaalada Garowe Qaadka Oo Laga Soo Saaray Amaro Adag

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa galinka hore laga Mamnuucay in lagu iibyo Qaadka inta lagu gudajiro Bisha Barakaysan ee Ramadaan. Duqa Degmada Garoowe Axmed Maxamed Ducaale(Ayax) ayaa sheegay in dowladda hoose ay ku amartay...

(Dhegeyso)Degmada Baargaal Oo Go,doon Ku Jirta Iyo Qaylo Dhaan Loo Diray

Roobab ka da,ay qaybo kamid ah gobalada Gardafuu iyo Bari ayaa sababay inay istaagaan isu socodka gaadiidka iyo ganacsiga degmada Baargaal iyo Boosaaso. Roobab mahiigaan ah oo da,ay 24-kii saac ee la soo dhaafay ayaa...

(DAAWO)Daadad Kusoo Rogmaday Barbera Oo Khasaare Nafeed Gaystay

Wararka naga gaaraya Somaliland ayaa waxa ay sheegayaan in roobab dabaylo wata oo ka dhashay duufaankii ku dhufatay xeebaha Badda Cas, ay xalay saqdii dhexe ku dhufteen magaalada Berbera. Magaalada Berbera ayaa waxaa kusoo rogmay...

(Dhegeyso)Maamulka Iyo Culimadda Puntland Oo Garoowe Kaga Dhawaaqay Go,aamo Culus

Wasaaradda Cadaalada Puntland,Dowladda Hoose ee Garoowe,Culima diinta iyo Laamaha amaanka Gobalka Nugaal oo maantay kulan ku yeeshay Magaalada Garoowe ayaa amaro adag ka soo saaray Goobaha cuntada kariya maalmaha Ramadaanka. Shiikh Maxamuud Xaaji Yuusuf iyo...

(Akhriso)Golaha Xukuumadda Puntland OoKulan Deg Deg Ah Ka Yeeshay Xaaladda Tukaraq,Go,aana Soo Saaray

Shir dag dag ah oo ay yeesheen Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali   Gaas ayaa waxaa looga hadlay Duulaanka lagu soo Qaaday Puntland iyo Shirkii Golaha...

(Dhegeyso+Sawirro)Khasaare ka dhashay Duufaanta Sagar Oo Ku Dhufatay Qaybo Kamid Ah Puntland

Togga Yalho oo biyo badan marayaan ayaa uu gaystay khasaare dhimasho kadib markii ay biyo la tageen gawaari ay dad saarnaayeen oo wadada marayey sida uu sheegay Taliyaha ciidanka ilaalada wadooyinka Puntland. Toga mara deegaanka...