21.7 C
Garoowe, SO
Tuesday, May 22, 2018

(Dhegeyso)Puntland Oo War Kasoo Saartay Xaalada Baladweyne

Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Puntland Eng CabdiXakiim Xaaji Cumar Camey oo goor dhaw shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa kahadlay xaaladdaha...

Madaxweyne Cabdi wali Cali Gaas oo oofiyay Balan u ka Qaday Bulshada Reer Galkacyo

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa bixiyey Dhaqaalihii dowladda Puntland ay ugu qaaraantay dhismaha garoonka kubadda cagta magaalada Galkacyo ee Cawaale...

Dhul Gariir Ka Dhacay Dalka Turkiga

39 Qof ayaa ku dhaawacantay Dhul gariir cabbirkiisu ahaa 5.1 magnitude (qiyaasta dhul gariirrada) oo ka dhacay Dalka Turkiga. Dhul gariirkan oo ka dhacay Degmada...

Deg-Deg – Xasan Cali Khayre oo sacadaha soo socda ku Dhawaqaya in u iscasilay

Warar Hoose oo ay Puntlandonline.net Heleyso ayaa sheegaya in beesha caalamka iyo Dowladaha daneya somaliya ay Cadadis ku sarayan Madaxweyne Farmajo iyo Dowladiisa in...

Gudoomiye Yariisow oo Turkiga kulamo Kula Qaatay Masuuliyiin Kala Duwan

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir, ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yarisow) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Ankara ee...

Faahfaahi:-Wararkii ugu danbeeyey ee Xaalada deegaanka Tukaraq

Faahfaahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa Isku dhac kooban oo saakay ciidamada Soomaaliland iyo Puntland ku dhex maray deegaanka Tukaraq ee Gobalka Sool,halkaas...

Suuriya oo Isra’iil ku ee Daysay Weerarkii Saldhigeeda Ciidan

Dowladaha Ruushka iyo Suuriya ayaa waxa ay Israa'iil ku eedeeyeen in xalay weerrartay garoon diyaaradeed oo uu leeyahay milateriga Suuriya halkaas oo lagu dilay...

Faahfaahin doon ku gubatay Dekeda Boosaaso

Dooni u rarnayd Ganacsatada Puntland ayaa ku gubatay meel aan ka fogayn halka ay kusoo xirtaan maraakiibta iyo doonyaha ee u dhow Dekeda Magaalada...

DEG DEG:-(DAAWO)Puntland Oo Guul Ka Sheegatay Dagaalka Tukaraq

Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xiris Cali Qarjab oo saxaafada kula hadlay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay dagaalka ka soconaya deegaanka Tukaraq ee Gobalka Sool. Wasiir Cabdi...
0FansLike
65,981FollowersFollow
17,440SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Featured

Most Popular

DEG DEG:-Ilaalada Gudoomiye Jawaari Oo Jirdilay Amaan Duulaha Ciidanka Xooga Dalka...

Wararka aan ka helayno Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ilaalada Gudoomiye Jawaari ay Jirdileen Amaan duulaha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed...

Latest reviews

(SAWIRRO)Madaxweyne Farmaajo Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Sucudiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dammaam oo maalinta barri ah uu ka furmi doono...

Roma oo Filim kooban oo horor ah u shiday Barcelona ,...

Kooxda AS Roma ayaa aduunka iyo Barcelona kaga yaabsatay soo laabasho ay taariikhda UEFA Champions League xusi doonto kadib markii ay si aan la...

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabey Wasiir iyo Wasiir Ku Xigeen

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabey Wasiir iyo Wasiir Ku Xigeen. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 12...

More News