LATEST ARTICLES

DEG DEG:-Beesha Jaamac Siyaad Oo Ku Dhawaaqaysa Go,aan Culus Iyo Xiisad...

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in kulamo saacadihii ugu dambeeyey ka socdey magaalada Laascaanood...

(Dhegeyso)Nabadoonada Gobalka Nugaal Oo Go,aamo Culus Ka Soo Saaray Dagaalka Tukaraq

Cabdiraxmaan Jaabiri Samatar oo kamid ah waxgaradka Gobalka Nugaal oo maantay soo booqday Radio Garoowe ayaa taageeray go,aankii shalay ay soo saareen Golaha Xukuumadda...

(Daawo)Magaalada Garowe Qaadka Oo Laga Soo Saaray Amaro Adag

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa galinka hore laga Mamnuucay in lagu iibyo Qaadka inta lagu gudajiro Bisha Barakaysan ee Ramadaan. Duqa Degmada Garoowe Axmed...

(Dhegeyso)Degmada Baargaal Oo Go,doon Ku Jirta Iyo Qaylo Dhaan Loo Diray

Roobab ka da,ay qaybo kamid ah gobalada Gardafuu iyo Bari ayaa sababay inay istaagaan isu socodka gaadiidka iyo ganacsiga degmada Baargaal iyo Boosaaso. Roobab mahiigaan...

(DAAWO)Daadad Kusoo Rogmaday Barbera Oo Khasaare Nafeed Gaystay

Wararka naga gaaraya Somaliland ayaa waxa ay sheegayaan in roobab dabaylo wata oo ka dhashay duufaankii ku dhufatay xeebaha Badda Cas, ay xalay saqdii...

(Dhegeyso)Maamulka Iyo Culimadda Puntland Oo Garoowe Kaga Dhawaaqay Go,aamo Culus

Wasaaradda Cadaalada Puntland,Dowladda Hoose ee Garoowe,Culima diinta iyo Laamaha amaanka Gobalka Nugaal oo maantay kulan ku yeeshay Magaalada Garoowe ayaa amaro adag ka soo...

(Akhriso)Golaha Xukuumadda Puntland OoKulan Deg Deg Ah Ka Yeeshay Xaaladda Tukaraq,Go,aana...

Shir dag dag ah oo ay yeesheen Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali   Gaas ayaa waxaa...

(Dhegeyso+Sawirro)Khasaare ka dhashay Duufaanta Sagar Oo Ku Dhufatay Qaybo Kamid Ah...

Togga Yalho oo biyo badan marayaan ayaa uu gaystay khasaare dhimasho kadib markii ay biyo la tageen gawaari ay dad saarnaayeen oo wadada marayey...