LATEST ARTICLES

Cutubyo Ka Tirsan Ciidanka Puntland Oo Ku Hubaysan Taangiyo Oo Gaaray...

Gudiga difaaca dowladda Puntland, Xildhibaano, wasiiro iyo saraakiil ciidan ayaa furimaha dagaalka Tukaraq ee gobolka Sool ku soo dhoweeyey boqolaal katirsan ciidanka difaaca Puntland...

Daawo:- Germany oo Guuldaro ku Bilowbatay World Cup ka Xilki...

Xulka Qaranka Germany ayaa Guuldaro Kala Kulmay Xulka Qaranka Maxico Ciyaarkuso dhamaatay Hal iyo waxba . Germany ayaa dadaal badan samaysay lkin kama badnayn kii...

DEG DEG:-Madaxda Ugu Saraysa Puntland Oo Booqday Jiidaha Dagaalka Iyo Xaaladihii...

Madaxweyne kuxigeenka dawladda Puntland Eng CabdiXakiim Cumar Camay & guddiga difaaca ee qaabilsan arrimaha dagaalada gobalka Sool ayaa booqday Jiidaha dagaalka ee ay kusugan...

DEG DEG+Akhriso:Warqaaqo Lagu Daadiyey Laascaano Iyo Xaalada Oo Kacsan

Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in ay kacsan tahay magaalada, xalayna lagu daadiyey waraaqo dadweynaha loogu sheegayo marxaladaha...

(Dhagayso)Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo jeediyey Khudbad Xasaasi ah kana hadlay xaalada...

Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland Eng.Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar oo khudbad ka jeediyey munaasabadii ciida ee maantay ka dhacay magaalada Garowe ayaa ka hadlay arimaha...

Daawo Muuqaaal Dhamaystiran kacdoonkii iyo Mudabaraadkii Maanta Ka dhacay Laascaanood

Shacabka Magaalada Laascaano ee xarunta Gobalka Sool ayaa maantay dhigay banaanbax ay uga soo horjeedaan maamulka Jeegaanta oo kusoo duulay shacabka Gobalka Sool Iyo...

DAAWO-Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Warkii Ugu Cuslaa Uga Dhawaaqay Jiida Dagaalka

Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cumar Cabdulaahi Faraweyne oo saxaafada kula hadlay Magaalada Garoowe ayaa ka hadlay xaaladihii ugu danbeeyey ee gobalka Sool. Gudoomiye Cumar Cabdulaahi Faraweyne...

DAAWO:Puntland oo ku dhawaaqday in aysan joojin doonin dagaalka ka dhan...

DAAWO:Puntland oo ku dhawaaqday in aysan joojin doonin dagaalka ka dhan ah ciidamada Somaliland in ay ciidamadeedu ku sugan yihiin gobolka Sool. HALKAN KA DAAWO...

DAAWO:Xildhibaan Cali Dhaga Cade oo ka hadlay wada hadalada Somaliland Iyo...

DAAWO:Xildhibaan Cali Dhaga Cade oo ka hadlay wada hadalada Somaliland Iyo Puntland & Kacdoon saaka ka dhacay magaalada Laascaanood HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA https://www.youtube.com/watch?v=n8ym7fzRyRA

DEG DEG:(Daawo)Puntland oo ku dhawaaqday in aysan dagaalka joojin doonin ilaa...

Xildhibaan Cali Dhaga Cade oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in aysan wax wada hadal ah la yeelan doonin dowladda Puntland maamulka...