DEG DEG:-Beesha Jaamac Siyaad Oo Ku Dhawaaqaysa Go,aan Culus Iyo Xiisad...

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in kulamo saacadihii ugu dambeeyey ka socdey magaalada Laascaanood...

(Dhegeyso)Nabadoonada Gobalka Nugaal Oo Go,aamo Culus Ka Soo Saaray Dagaalka Tukaraq

Cabdiraxmaan Jaabiri Samatar oo kamid ah waxgaradka Gobalka Nugaal oo maantay soo booqday Radio Garoowe ayaa taageeray go,aankii shalay ay soo saareen Golaha Xukuumadda...

(Daawo)Magaalada Garowe Qaadka Oo Laga Soo Saaray Amaro Adag

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa galinka hore laga Mamnuucay in lagu iibyo Qaadka inta lagu gudajiro Bisha Barakaysan ee Ramadaan. Duqa Degmada Garoowe Axmed...

(Dhegeyso)Degmada Baargaal Oo Go,doon Ku Jirta Iyo Qaylo Dhaan Loo Diray

Roobab ka da,ay qaybo kamid ah gobalada Gardafuu iyo Bari ayaa sababay inay istaagaan isu socodka gaadiidka iyo ganacsiga degmada Baargaal iyo Boosaaso. Roobab mahiigaan...

(DAAWO)Daadad Kusoo Rogmaday Barbera Oo Khasaare Nafeed Gaystay

Wararka naga gaaraya Somaliland ayaa waxa ay sheegayaan in roobab dabaylo wata oo ka dhashay duufaankii ku dhufatay xeebaha Badda Cas, ay xalay saqdii...

(Dhegeyso)Maamulka Iyo Culimadda Puntland Oo Garoowe Kaga Dhawaaqay Go,aamo Culus

Wasaaradda Cadaalada Puntland,Dowladda Hoose ee Garoowe,Culima diinta iyo Laamaha amaanka Gobalka Nugaal oo maantay kulan ku yeeshay Magaalada Garoowe ayaa amaro adag ka soo...

(Akhriso)Golaha Xukuumadda Puntland OoKulan Deg Deg Ah Ka Yeeshay Xaaladda Tukaraq,Go,aana...

Shir dag dag ah oo ay yeesheen Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali   Gaas ayaa waxaa...

(Dhegeyso+Sawirro)Khasaare ka dhashay Duufaanta Sagar Oo Ku Dhufatay Qaybo Kamid Ah...

Togga Yalho oo biyo badan marayaan ayaa uu gaystay khasaare dhimasho kadib markii ay biyo la tageen gawaari ay dad saarnaayeen oo wadada marayey...

Macluumaad Ku Saabsan Duufaanta Sagar Iyo Khataraha Ka Dhalankara

Duufaanta sagar ayaa ka dhex sameysantey biyaha u dhaxeeya wadamada soomaaliya, yaman iyo Djabuuti. Duufaantaan sagar ayaa ka dhalatey duufaan weyn oo ka kacdey badda...

(Dhegeyso)Cabsi Ka Jirta Xeebaha Puntland Iyo Shacabka Oo Digniin Loo Diray

Hay’adda Hadma ee maaraynta masiibooyinka Puntland iyo wasaaradda arimaha gudaha oo kaashanaya hay’ado caalami ah ayaa sheegay inay ka walaacsanyihiin roobab iyo duufaano iswata...

(Dhegeyso)Isimada Puntland Oo Go,aan Culus Kasoo Saaray Dagaalka Tukaraq,Una Digay Soomaaliland

Afhayeenka Isimada Puntland Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo waraysi gaar ah siinayey Radio Garoowe ayaa waxa uu si kulul uga hadlay dagaalka ka soo...

Wararkii Ugu Danbeeyey Ee Jiida Tukaraq iyo Dhaqdhaqaayo Ka Socda

Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya deegaanada gobalka Sool ee ay ku dagaalamayaan ciidamada Puntland & Somaliland ayaa sheegaya in xaaladihii ugu dambeeyey...

(Daawo)Madaxweyne Gaas Oo Ku Dhawaaqay Dagaal,Fariin Adagna Udiray Soomaaliland

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe Dib Ugu Laabtay ayaa ka Hadlay Dagaalada Ka Soo Cusboonaaday Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool. Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa...

(Dhegeyso)Dowladda Puntland Oo Ku Dhawaaqday Dagaal Lagu Xoraynayo Gobalka Sool

Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cumar Cabdulaahi Faraweyne oo kamid ah saraakiisha Ciidanka Puntland ayaa ka warbixiyey qasaaraha ka dhashay dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Tukaraq...

Dowlada Gobaleedyada Oo Soo Saaray Go,aamo Aan Farxad Galin Dowladda Federalka

Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed, waxaa Maanta lagu soo gabagabeeyay  Shirkii u dhaxeeya Madaxda maamul goboleedyadda.

Daawo-Sarkaal Soomaaliland Ah Oo Kawaramay Khasaaraha Dhabta Ah Ee Kasoo Gaaray...

Mid kamid ah saraakiisha Ciidanka Soomaaliland oo ku sugan aaga shalay lagu dagaalamay ayaa laga helay cod laga duubay oo uu kaga hadlayo dagaalkii...

(Daawo)-Puntland 19 gaari ayaan qabsanay,9 sarkaalna waan dilnay

Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cumar Cabdulaahi Faraweyne oo kamid ah saraakiisha ciidanka Puntland ee ku sugan tukaraq oo saxaafada kula hadlay jiida hore ee dagaalka...

(Dhegeyso)Warar Cusub Oo Kasoo Kordhay Deegaanka Tukaraq

Goonjooje ku sugan deegaanka Tukaraq ee Gobalka Sool oo la hadlay warbaahinta Radio Garoowe ayaa ka waramay halka ay haatan ku kala sugan yihiin...