World News

Dhageyso: Siyaasi Si Durugsan U Faaqiday Caqadaha Khilaafka Villa Somalia iyo Maamullada

Mid kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa Villa Somalia ku eedeeyay in ay ka gaabisay doorkeeda xallinta khilaafka siyaasadeed. Wali waxaa taagan khilaafka siyaasadeed ee dowlad

Continue Reading »

Qeybta World News

Daawo: Showgii Suldan Seeraar iyo Axmed Xariir oo Ceeb Ku dhamaaday + Hotelka Gudihiisa oo Xabad ka bilaamatay

War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa sheegaya in habeenimadii xalay Fanaaniin reer Jigjiga ah oo bandhigfaneed

Continue Reading »

World News Archives

Top Dhageyso: Wasiirka Haweenka Khaatuma Oo Somaliland Ku Eedeeysay Qaraxii Buuhoodle (Wareysi)
- Aug 4, 2018
  Wasiirka haweenka iyo arrimaha bulshada dowlad goboleedka Khaatuma Sahra Cali Xasan oo ku magac dheer(Sahra Khaatuma) ayaa ka tacsiyadeeysay geeridii ku timid wasiirkii hore ee arrimaha gudaha dowladda Khaatuma Axmed ...
DHAGEYSO: Danjire Caalim Oo Sharraxaad Ka Bixiyay Safarka Asmara Iyo Saameynta Ka Imaan Karta (Wareysi Xasaasiya)
- Jul 29, 2018
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa booqasho qaadanaysa seddex cisho ku jooga magaalada Asmara ee dalka Ereteriya, taasoo si weyn loo hadal hayo. Danjire Maxamed Maxamuud Nuur oo ku magac dheer Caalim ...
DHAGEYSO: Arday Kamid Ahaa Kuwii Ugu Sarreeyay Imtixaankii Shahaadiga Oo Ka Sheekeeyay Taariikhda Guushiisa
- Jul 29, 2018
Arday agoonimo wax ku bartay ayaa kamid noqday ardayda kaalmaha sare ka galay imtixaankii dugsiga sare ee maalmo ka hor natiijadiisa la shaaciyay. Arday lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cali Cabdi ayaa kamid ...
Dhageyso: Wasiir Caynaanshe Oo Si Adag Ula Hadlay Kooxda Biixi+Xorreynta SSC
- Jun 20, 2018
Maamulka Khaatuma ayaa sheegay in dagaalka degaanka Tukarraq ee gobolka Sool uu salka ku hayo gacan ku heynta ceel shidaal oo gobolkaasi ku yaalla. Hadalkaan waxaa shaaciyay wasiirka jaaliyadaha iyo dibadda ...
DEG DEG:Madaxweynaha Somaliland oo Garoowe kasoo dagaya & Soo dhoweyntiisa oo ka socota….
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya inuu Garoowe ku soo wajahan yahay siyaasi dhowaan Maraykanka kaga dhawaaqay inuu yahay madaxweynaha Somaliland. Siyaasigaan oo ...
Xisbiga Jamhuriga Mareykanka oo Xubin Muhiima Weyn Doona
- Apr 12, 2018
Afhayeenka Aqalka Wakiillada Maraykanka Paul Ryan ayaan ka qayb gali doonin doorashada Maraykanka ka dhacaysa sannadkan gudahiisa, arrintaas oo dhirbaaxo wayn ku ah xisbiga Jamhuuriga iyadoo ay soo socoto doorashada ...
Roma oo Filim kooban oo horor ah u shiday Barcelona , Xili Roma ay uso Baxday 4 Dhamaadka UCL
- Apr 11, 2018
Kooxda AS Roma ayaa aduunka iyo Barcelona kaga yaabsatay soo laabasho ay taariikhda UEFA Champions League xusi doonto kadib markii ay si aan la rumaysan karin dhinaca kale ugu dhigtay ...
Qaramada Midoobay oo sheegtay in Muslimiinta Rohingya aanay xilligan Myanmar ku laaban karin
- Apr 8, 2018
Sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa BBC-da u sheegay in xaaladda ka taagan galbeedka Myanmar ay weli tahay mid ku habboon inay si nabad ah ugu laabtaan boqollaalka ...

Next Page »