Wararka Maanta

Akhriso:- Maxad Ka taqaanay Koofi Annan + Tariikhdiisi

Waxa uu ahaa iskuulkiisa kuleejada ah ee ku yaallay galbeedka Africa meesha uu Kofi Annan – ninka marka dambe noqon doona dublamaasiga ugu sarreeya caalamka

Continue Reading »

Qeybta Wararka Maanta

Deg Deg :- Siyasi Farax Macalin oo Ka Shifay Xiriirka Kenya iyo Jubaland +

Faarax Macalin oo ka mid ah siyaasiyiinta kenya ayaa baraha bulshada soo dhigay qoraal uu ku sheegay in Dowlada Kenya ay 1.5 Milyan Dollar ku

Continue Reading »

Wararka Maanta Archives

Agaasimaha Arrimaha Haweenka Ee Qaramada Midoobay oo Magalada Muqdisho Kula kulantay Raiisal Wasaraha Dalka
- Aug 18, 2018
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay agaasimaha arrimaha haweenka ee qaramada midoobay, Phumzile Mlambo-Ngcuka, oo markii ugu horaysay socdaal ku timid dalka ...
Waxa ay Jid kula kulantay ninkii ciraq ku kufsaday iyado Jarmalka Joogta + Sheeko Qalbiga ku Xanujineysa
- Aug 18, 2018
Gabadh yar oo Yazidi ah oo laga iibiyay kooxda isku magacaawday dowladda Islaamka ayaa BBC-da u sheegtay taariikhdeeda naxdinta badan leh, kadib markii ay u soo baxsatay dalka Jarmalka taasi ...
Baaq Ka dhan ah dorashada Puntland oo loo diray isimada Puntland
- Aug 18, 2018
Ujeeddo: Codsi ku socda Isimada Puntland August 18, 2018 September 06, 2017 Ujeeddo: Soo Xulidda Golaha Wakiilada (Xildhibaanada) Puntland. Waxa qoray:- Abdirizak Ducaysane Qabsoomiddii shirweynihii asaasidda Puntland ee 1998-dii waxaa garwadeen ka ahaa oo guddoomiyey Isimmada ...
(SAWIRRO)Ciidanka PSF Puntland Oo Buuraha Cal Madow Ku Dilay 15 Ka Tirsan Ururka Alshabaab
- Aug 6, 2018
Ciidanka PSF Puntland oo howlgalo ka sameeyey buuraha calmadow ee Gobalka Sanaag ayaa sheegay inay dileen 15 ka tirsan Maleeshiyaadka ururka Alshabaab ee halkaas ku dhuumaalaysanayey. War qoraal ah oo PSF ...
Top Dhageyso: Wasiirka Haweenka Khaatuma Oo Somaliland Ku Eedeeysay Qaraxii Buuhoodle (Wareysi)
- Aug 4, 2018
  Wasiirka haweenka iyo arrimaha bulshada dowlad goboleedka Khaatuma Sahra Cali Xasan oo ku magac dheer(Sahra Khaatuma) ayaa ka tacsiyadeeysay geeridii ku timid wasiirkii hore ee arrimaha gudaha dowladda Khaatuma Axmed ...
TOOS DAAWO: Kulanka Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo ka socda Garoowe TOOS DAAWO: Kulanka Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo ka socda Garoowe
- Aug 2, 2018
Shirkii Golaha Xukuumada Faderaalka ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah goor dhaw u furmaya, waxaa kusugan madasha Madaxweynaha Puntland & Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre, mana jiraan ilaa hadda wax faahfaahin. https://www.facebook.com/DabaraaniMediaInc/videos/2210378595859982/
Faahfaahin Warka Qaraxa Buuhoodle
- Aug 1, 2018
Naftii halige isasoo miidaamyey ayaa isku qarxiyey baabuur ay saaraayeen masuuliyiin isugu jira siyaasiyiin, saraakiil ciidan iyo odayaal deegaanka ah. Waxaa loo malaynayaa in bartilmaameedku ahaa masuuliyiinta baabuurka saaraa oo kala ...
Toos Xafladda Dhagaxdhiga Garacad
- Jul 31, 2018
https://www.facebook.com/jaamac.axmedxasan/videos/888994987962372/

Next Page »