Sports News

Top Dhageyso: Wasiirka Haweenka Khaatuma Oo Somaliland Ku Eedeeysay Qaraxii Buuhoodle (Wareysi)

  Wasiirka haweenka iyo arrimaha bulshada dowlad goboleedka Khaatuma Sahra Cali Xasan oo ku magac dheer(Sahra Khaatuma) ayaa ka tacsiyadeeysay geeridii ku timid wasiirkii hore

Continue Reading »

Qeybta Sports News

DHAGEYSO: Danjire Caalim Oo Sharraxaad Ka Bixiyay Safarka Asmara Iyo Saameynta Ka Imaan Karta (Wareysi Xasaasiya)

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa booqasho qaadanaysa seddex cisho ku jooga magaalada Asmara ee dalka Ereteriya, taasoo si weyn loo hadal hayo. Danjire Maxamed Maxamuud

Continue Reading »

Sports News Archives

DHAGEYSO: Arday Kamid Ahaa Kuwii Ugu Sarreeyay Imtixaankii Shahaadiga Oo Ka Sheekeeyay Taariikhda Guushiisa
- Jul 29, 2018
Arday agoonimo wax ku bartay ayaa kamid noqday ardayda kaalmaha sare ka galay imtixaankii dugsiga sare ee maalmo ka hor natiijadiisa la shaaciyay. Arday lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cali Cabdi ayaa kamid ...
Daawo:- Germany oo Guuldaro ku Bilowbatay World Cup ka Xilki ay Difaacaneyso
- Jun 17, 2018
Xulka Qaranka Germany ayaa Guuldaro Kala Kulmay Xulka Qaranka Maxico Ciyaarkuso dhamaatay Hal iyo waxba . Germany ayaa dadaal badan samaysay lkin kama badnayn kii aysameeyeen Xidiga Xulka Maxico .  Halkan Hoose ...
Roma oo Filim kooban oo horor ah u shiday Barcelona , Xili Roma ay uso Baxday 4 Dhamaadka UCL
- Apr 11, 2018
Kooxda AS Roma ayaa aduunka iyo Barcelona kaga yaabsatay soo laabasho ay taariikhda UEFA Champions League xusi doonto kadib markii ay si aan la rumaysan karin dhinaca kale ugu dhigtay ...
Hadadan Difaac lahayn Ha Daandansan Dadka, United oo Ceeb ka Arar ah ayaa Guul Soo laabasho Cajiiba ka Gaaray City
- Apr 8, 2018
Waxa markale xalay aduunka la arkay Manchester unitediida la yaqaanay kadib markii aygaaran guul soo laabasho leh oo ay ahayd rogaal celin cajiiba waana waxa lagu yaqaanay mudo ka hor. Waxa ...
Hogta Kulanka Juventus Vs Real Madrid
- Apr 3, 2018
Caawa oo ay Tariikhdu ku beegantahay 3/4/2018 waxa la ciyaraya 2 kulan oo kamida kulamada Afar dhamaadka koobka kooxaha yurub ee UCL iyadoo ay kulamadani yihiin lugta hore ee wareega ...
Daawo – Goolashi Arsenal ay Kaga Adkatay Stoke
- Apr 1, 2018
Kulankii Arsenal iyo Stoke ee Premier League waxa uu ku soo dhammaaday 3-0 oo ay guusha ku raacday wiilasha Arsene Wenger. Waxaa laba ka mida goolasha u saxiixay Gunners Pierre-Emerick Aubameyang halka ...
De Gea AMAZING SAVE vs Swansea
- Mar 31, 2018
Look what De Gea Does impossible save .   [video width="1280" height="720" mp4="http://www.puntlandonline.net/wp-content/uploads/2018/03/De-Gea-AMAZING-SAVE-vs-Swansea.mp4"][/video]
Lukaku oo Noqday Ciyaryahankii Ugu horeyay ee dhaliya 100 gool oo Priemer League ah
- Mar 31, 2018
Romelu Lukaku ayaa dhaliyay goolkiisii 100aad ee Premier League markii Manchester United ay ku soo laabatay kaalinta 2aad iyagoo 2-0 kaga badiyay Swansea sabtidii. Kooxda Manchester united aya galinki horaba ka ...

Next Page »