Somali News

Top Dhageyso: Wasiirka Haweenka Khaatuma Oo Somaliland Ku Eedeeysay Qaraxii Buuhoodle (Wareysi)

  Wasiirka haweenka iyo arrimaha bulshada dowlad goboleedka Khaatuma Sahra Cali Xasan oo ku magac dheer(Sahra Khaatuma) ayaa ka tacsiyadeeysay geeridii ku timid wasiirkii hore

Continue Reading »

Qeybta Somali News

TOOS DAAWO: Kulanka Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo ka socda Garoowe TOOS DAAWO: Kulanka Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo ka socda Garoowe

Shirkii Golaha Xukuumada Faderaalka ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah goor dhaw u furmaya, waxaa kusugan madasha Madaxweynaha Puntland & Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre, mana

Continue Reading »

Somali News Archives

DHAGEYSO: Danjire Caalim Oo Sharraxaad Ka Bixiyay Safarka Asmara Iyo Saameynta Ka Imaan Karta (Wareysi Xasaasiya)
- Jul 29, 2018
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa booqasho qaadanaysa seddex cisho ku jooga magaalada Asmara ee dalka Ereteriya, taasoo si weyn loo hadal hayo. Danjire Maxamed Maxamuud Nuur oo ku magac dheer Caalim ...
DHAGEYSO: Arday Kamid Ahaa Kuwii Ugu Sarreeyay Imtixaankii Shahaadiga Oo Ka Sheekeeyay Taariikhda Guushiisa
- Jul 29, 2018
Arday agoonimo wax ku bartay ayaa kamid noqday ardayda kaalmaha sare ka galay imtixaankii dugsiga sare ee maalmo ka hor natiijadiisa la shaaciyay. Arday lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cali Cabdi ayaa kamid ...
(DEG DEG+DAAWO)Faysal Cali Waraabe”Somaliland way ka tashanaysaa Muuse Biixi wuu fashilmay
- Jul 26, 2018
Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka Somaliland Faysal Cali Waraabe oo maantay dib ugu soo laabtay Hargaysa ayaa sheegay in hogaaminta Muuse ee maamulka Somaliland ay u baahan tahay dib u eegis in ...
(DHAGEYSO)-Maxbuus Kasoo Hadlay Xabsiga Hargaysa Oo Kawaramay Dhibaatooyin Xabsiga Loogu Gaysto
- Jul 25, 2018
Dhiirane Updates ayaa soo gudbinaya wareysi uu kula yeeshay telefonka askari ka tirsan 14 maxaabiis ah oo ay Somaliland uga qabatey Puntland dagaaladdii ku dhexmarey deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ...
(DAAWO)Dagaal Ka Dhacay Jiidaha hore iyo Maydadka Oo Daadsan Wadooyinka
- Jul 23, 2018
Ciidanka Dowladda Federalka Soomaaliya iyo kuwa jubbaland ayaa khasaare xoogan gaarsiiyey maleeshiyaadka Alshabaab oo isku dayey inay weeraraan fariisimo ciidanka dowladu ku leeyihiin deegaanka baarsaanguuni. Halkaan ka daawo warbixin. https://www.facebook.com/JLTVOfficial/videos/1307554646045138/?t=69
DEG DEG+DHAGAYSO:Dhimashada oo maraysa jiidaha hore 27 Askari markii dagaal uu saaka ka dhacay deegaanka……
- Jul 23, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno furimaha dagaalka ayaa sheegaya in halkaasi ay ku gaariyoodeen 27 askari, waxaana halkaasi ka dhacaysa rasaas goos goos ah oo ay dhinacyadu isku ...
DHAGAYSO:Maxaabiis Puntland u xidhnayd oo Maamulka Hirshabelle ku wareejiyay maamulka Gobolka Hiiraan
- Jul 22, 2018
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hirshabelle ayaa waxay ku wareejiyeen maamulka gobolka Hiiraan dhalinyaro muddo ku dhow sanad ku xirnaa magaalada Boosaaso kadib markii lagu eedeeyay in ay caawiyeen ururka Alshabaab. Agaasimaha Wasaarada ...
DHAGAYSO:Puntland oo si rasmi ah u shaacisay safarka RW Khayre ku iman doono Puntland & Magaalooyinka uu booqan doono
- Jul 21, 2018
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa la filayaa in uu maalmaha fooda inagu soo haya socdaal ku yimaado magaalooyinka Garoowe iyo Galkacyo ee Puntland. Socdaalkan ...

Next Page »