Puntland News

DEG DEG:Raysalwasare Khayre Oo Xilka Ka Qaaday Mid Kamid ah Golahii Xukuumada

Digreeto kasoo baxday Xafiiska Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre maanta oo ay Taariikhda ku beegan tahay 26ka July 2018 waxaa Xilkii Wasiirnimo

Continue Reading »

Qeybta Puntland News

DEG DEG+Daawo:Madaxweynaha Gaas Oo QM U Sheegay Mowqifka Puntland Ee Dagaalka Tukaraq”Nabad Nagama Dhaxayso Ilaa…

Wakiilka Xoghaya guud ee QM Maykal Keating ayaa kulan kula qaatay magaalada Garoowe Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Madaxweynha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed

Continue Reading »

Puntland News Archives

(DAAWO)Dagaal Ka Dhacay Jiidaha hore iyo Maydadka Oo Daadsan Wadooyinka
- Jul 23, 2018
Ciidanka Dowladda Federalka Soomaaliya iyo kuwa jubbaland ayaa khasaare xoogan gaarsiiyey maleeshiyaadka Alshabaab oo isku dayey inay weeraraan fariisimo ciidanka dowladu ku leeyihiin deegaanka baarsaanguuni. Halkaan ka daawo warbixin. https://www.facebook.com/JLTVOfficial/videos/1307554646045138/?t=69
DEG DEG+DHAGAYSO:Garoowe oo waraaqo digniin ah lagu daadiyey & Shacabka oo wadnaha farta ku haya
- Jul 22, 2018
Xilli qaybo kamid ah magaalada Garoowe ee caasimada Puntland lagu daadiyey waraaqo digniino ah oo ku wajahan dhanka shacabka ayaa waxaa arintaasi ka hadlay qaar kamid ah dad weynaha ku ...
DHAGAYSO:Maxaabiis Puntland u xidhnayd oo Maamulka Hirshabelle ku wareejiyay maamulka Gobolka Hiiraan
- Jul 22, 2018
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hirshabelle ayaa waxay ku wareejiyeen maamulka gobolka Hiiraan dhalinyaro muddo ku dhow sanad ku xirnaa magaalada Boosaaso kadib markii lagu eedeeyay in ay caawiyeen ururka Alshabaab. Agaasimaha Wasaarada ...
(DAAWO)Xabsiyada Garoowe Oo Buuxsamay Iyo Digniin Loo Diray Waalidiinta+Howlgalo Socda.
- Jul 22, 2018
Guddiga amniga Gobalka Nugaal ayaa maantay soo bandhigay in ka badan 20 dhalinyaro ah oo lagu soo qabtay falal amni daro oo mudooyinkii danbe ka jiray Magaalada Garoowe. Guddiga ayaa sheegay ...
(Dhegeyso Warbixin)Shacabka Garowe Oo Ka Cabanaya Amni Darro
- Jul 22, 2018
Shacabka ku nool Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland ayaa ka cabanaya dhallinyaro hubeysan kuwaasi oo dadka u geysta dhac iyo dil. Dhallinyaradan ayaa ah kuwo abaabul oo u socda koox ...
DAAWO:Taliyihii hore saldhiga Qardho oo La Baxsaday gaarigii Booliska iyo maamulka Degmada oo ka hadlay.
- Jul 21, 2018
Gudoomiyaha Gobalka Karkaar ayaa Taliyihii hore ee Saldhigga Qardho Abshir Maxamed Cabaas ku eedeeyey inuusan Wareejin Gaarigii Saldhigga eedna dusha uga tuuray. Gudoomiyaha degmada Qardho Cabdi Siciid Cismaan Caato oo saxaafada ...
(Dhegeyso)Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Kulankii Dhex maray Farmaajo Iyo Faysal Cali Waraabe”Waa laga xisaabtamayaa”
- Jul 21, 2018
Madaxweynaha Maamulka Somaliland,Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadlay markii ugu horeysay Shirkii lagu qabtay magaalada Brussels ee dalka Beljam-ka kaas oo looga hadlay arrimaha Soomaaliya iyo arrimo kale Waxa ...
(SAWIRO)Nin Daacish U Qaabilsanaa Duubista Muuqalada Oo Kasoo Muuqday Maxkamad Ku Taala Muqdisho
- Jul 21, 2018
Ugu horreynba waxaa loo jeediyay eedda ay soo diyaariyeen Xafiiska Xeer ilaalinta ee ka koobneyd xilliyadii uu ku soo qaatay kooxaha argagaixisada ee Alshabaab iyo Daacish uu ka tirsanaa ilaa ...

« Previous PageNext Page »