Puntland News

Dhageyso: Siyaasi Si Durugsan U Faaqiday Caqadaha Khilaafka Villa Somalia iyo Maamullada

Mid kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa Villa Somalia ku eedeeyay in ay ka gaabisay doorkeeda xallinta khilaafka siyaasadeed. Wali waxaa taagan khilaafka siyaasadeed ee dowlad

Continue Reading »

Qeybta Puntland News

(SAWIRRO)Ciidanka PSF Puntland Oo Buuraha Cal Madow Ku Dilay 15 Ka Tirsan Ururka Alshabaab

Ciidanka PSF Puntland oo howlgalo ka sameeyey buuraha calmadow ee Gobalka Sanaag ayaa sheegay inay dileen 15 ka tirsan Maleeshiyaadka ururka Alshabaab ee halkaas ku

Continue Reading »

Puntland News Archives

Top Dhageyso: Wasiirka Haweenka Khaatuma Oo Somaliland Ku Eedeeysay Qaraxii Buuhoodle (Wareysi)
- Aug 4, 2018
  Wasiirka haweenka iyo arrimaha bulshada dowlad goboleedka Khaatuma Sahra Cali Xasan oo ku magac dheer(Sahra Khaatuma) ayaa ka tacsiyadeeysay geeridii ku timid wasiirkii hore ee arrimaha gudaha dowladda Khaatuma Axmed ...
TOOS DAAWO: Kulanka Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo ka socda Garoowe TOOS DAAWO: Kulanka Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo ka socda Garoowe
- Aug 2, 2018
Shirkii Golaha Xukuumada Faderaalka ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah goor dhaw u furmaya, waxaa kusugan madasha Madaxweynaha Puntland & Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre, mana jiraan ilaa hadda wax faahfaahin. https://www.facebook.com/DabaraaniMediaInc/videos/2210378595859982/
Faahfaahin Warka Qaraxa Buuhoodle
- Aug 1, 2018
Naftii halige isasoo miidaamyey ayaa isku qarxiyey baabuur ay saaraayeen masuuliyiin isugu jira siyaasiyiin, saraakiil ciidan iyo odayaal deegaanka ah. Waxaa loo malaynayaa in bartilmaameedku ahaa masuuliyiinta baabuurka saaraa oo kala ...
Toos Xafladda Dhagaxdhiga Garacad
- Jul 31, 2018
https://www.facebook.com/jaamac.axmedxasan/videos/888994987962372/
DHAGEYSO: Danjire Caalim Oo Sharraxaad Ka Bixiyay Safarka Asmara Iyo Saameynta Ka Imaan Karta (Wareysi Xasaasiya)
- Jul 29, 2018
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa booqasho qaadanaysa seddex cisho ku jooga magaalada Asmara ee dalka Ereteriya, taasoo si weyn loo hadal hayo. Danjire Maxamed Maxamuud Nuur oo ku magac dheer Caalim ...
DHAGEYSO: Arday Kamid Ahaa Kuwii Ugu Sarreeyay Imtixaankii Shahaadiga Oo Ka Sheekeeyay Taariikhda Guushiisa
- Jul 29, 2018
Arday agoonimo wax ku bartay ayaa kamid noqday ardayda kaalmaha sare ka galay imtixaankii dugsiga sare ee maalmo ka hor natiijadiisa la shaaciyay. Arday lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cali Cabdi ayaa kamid ...
DEG DEG:Sarkaal Ka Tirsanaa Ciidanka Puntland Oo Lagu Dilay Gaalkacyo
- Jul 27, 2018
Sarkaal kamid ahaan jiray ciidanka birmadka puntland ayaa goor dhow lagu dilay magaalada Gaalkacyo. Sarkaalkaan oo magaciisa lagu sheegay gebigabi ayaa salaadii cishe kadib lagu dilay masjid ku yaala xero daraawiishta. Kooxda ...
DEG DEG +Akhriso:Wararkii Ugu Danbeeyey Ee Jiidaha Dagaalka Sool Iyo Dhaawacyo Ka Dhashay Duqaymo Ka Dhacay
- Jul 26, 2018
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Tukaraq ee Gobalka Sool ayaa sheegaya in xiisad colaadeed ay ka taagan tahay jiidaha dagaalka. Wararka ayaa sheegaya in ugu yaraan labo sarkaal ay dhaawacyo kala ...

Next Page »