English News

Top Dhageyso: Wasiirka Haweenka Khaatuma Oo Somaliland Ku Eedeeysay Qaraxii Buuhoodle (Wareysi)

  Wasiirka haweenka iyo arrimaha bulshada dowlad goboleedka Khaatuma Sahra Cali Xasan oo ku magac dheer(Sahra Khaatuma) ayaa ka tacsiyadeeysay geeridii ku timid wasiirkii hore

Continue Reading »

Qeybta English News

DHAGEYSO: Danjire Caalim Oo Sharraxaad Ka Bixiyay Safarka Asmara Iyo Saameynta Ka Imaan Karta (Wareysi Xasaasiya)

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa booqasho qaadanaysa seddex cisho ku jooga magaalada Asmara ee dalka Ereteriya, taasoo si weyn loo hadal hayo. Danjire Maxamed Maxamuud

Continue Reading »

English News Archives

DHAGEYSO: Arday Kamid Ahaa Kuwii Ugu Sarreeyay Imtixaankii Shahaadiga Oo Ka Sheekeeyay Taariikhda Guushiisa
- Jul 29, 2018
Arday agoonimo wax ku bartay ayaa kamid noqday ardayda kaalmaha sare ka galay imtixaankii dugsiga sare ee maalmo ka hor natiijadiisa la shaaciyay. Arday lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cali Cabdi ayaa kamid ...
Daawo Damaashaadka xeebta liido iyo bulshada Xamar maalmaha Jimcaha iyo Khamiista
- Mar 16, 2018
Maalmaha Jimcaha iyo Khamiista Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ahna Caasimadda Dalka waxaa u damaashaad taga kumanaan ka mid ah dadka ku nool Caasimadda kuwaa oo iskaga yimaada 17 ka ...
Shirkii Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo looga hadlay qodobo muhiim ah
- Mar 16, 2018
 Shirka todobaadlaha ee Golaha Wasiirada Soomaaliya oo shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin ...
Maraykanka oo Ruushka ku eedeeyay hagardaamo
- Mar 16, 2018
Dowladda Maraykanka ayaa is barbar taagay dowladda Britain, kuna eedeeyay Ruushka in ay halis galinayaan ammaanka adduunka. Afhayeenka Aqalka Cad Sarah Sanders ayaa sheegtay in Britain ay ku saxantahay ceeyrinta 23-da ...
Bambo gacmeed lagu weeraray Ciidamo ku sugnaa Magaalada Boosaaso
- Mar 16, 2018
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari weerar loo adeegsaday bambo gacmeed ayaa lagu qaaday bar Kontorool ah oo ay ku sugnaayeen Ciidamo ka ...
Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo tababar u soo xiray Cutubyo ka tirsan Ciidamada DANAB ee Xoogga dalka+Sawirro
- Mar 16, 2018
Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan iyo Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Generaal C/llaahi Cali Caanood ayaa cutubyo ka tirsan Ciidamada DANAB ee Xoogga dalka tababar mudo hal ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle oo dhagax dhigay Xarun lagu tababari doono Ciidammada “Sawirro”
- Mar 16, 2018
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Kulan Magaalada Jowhar ee xarunta Dowladda Hirshabelle kula qaatay Wafdi sare oo ka socda Midowga Yurub, kuwaasi oo maanta soo gaaray ...
Qaybo ka mid ah Kenya oo ay Biyo la’aan xooggan ka jirto
- Mar 16, 2018
Shacabka ku dhaqan Gobolka ay Soomaalidu degto ee Waqooyi Bari Dalka Kenya ayaa ka cabanaya Biyo la’aan xooggan oo soo wajahday qaybo ka mid ah degaannaasi. Guddoomiyaha Tuulada Ashabito, oo ka tirsan ...

Next Page »