News By admin

Akhriso:- Maxad Ka taqaanay Koofi Annan + Tariikhdiisi
Waxa uu ahaa iskuulkiisa kuleejada ah ee ku yaallay galbeedka Africa meesha uu Kofi Annan - ninka marka dambe noqon doona dublamaasiga ugu sarreeya caalamka - ka bartay mid ka ...
Deg Deg :- Siyasi Farax Macalin oo Ka Shifay Xiriirka Kenya iyo Jubaland +
Faarax Macalin oo ka mid ah siyaasiyiinta kenya ayaa baraha bulshada soo dhigay qoraal uu ku sheegay in Dowlada Kenya ay 1.5 Milyan Dollar ku bixiso bil kasta mushaarka ciidamada ...
Agaasimaha Arrimaha Haweenka Ee Qaramada Midoobay oo Magalada Muqdisho Kula kulantay Raiisal Wasaraha Dalka
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay agaasimaha arrimaha haweenka ee qaramada midoobay, Phumzile Mlambo-Ngcuka, oo markii ugu horaysay socdaal ku timid dalka ...
Waxa ay Jid kula kulantay ninkii ciraq ku kufsaday iyado Jarmalka Joogta + Sheeko Qalbiga ku Xanujineysa
Gabadh yar oo Yazidi ah oo laga iibiyay kooxda isku magacaawday dowladda Islaamka ayaa BBC-da u sheegtay taariikhdeeda naxdinta badan leh, kadib markii ay u soo baxsatay dalka Jarmalka taasi ...
Baaq Ka dhan ah dorashada Puntland oo loo diray isimada Puntland
Ujeeddo: Codsi ku socda Isimada Puntland August 18, 2018 September 06, 2017 Ujeeddo: Soo Xulidda Golaha Wakiilada (Xildhibaanada) Puntland. Waxa qoray:- Abdirizak Ducaysane Qabsoomiddii shirweynihii asaasidda Puntland ee 1998-dii waxaa garwadeen ka ahaa oo guddoomiyey Isimmada ...
(SAWIRRO)Ciidanka PSF Puntland Oo Buuraha Cal Madow Ku Dilay 15 Ka Tirsan Ururka Alshabaab
Ciidanka PSF Puntland oo howlgalo ka sameeyey buuraha calmadow ee Gobalka Sanaag ayaa sheegay inay dileen 15 ka tirsan Maleeshiyaadka ururka Alshabaab ee halkaas ku dhuumaalaysanayey. War qoraal ah oo PSF ...
Faahfaahin Warka Qaraxa Buuhoodle
Naftii halige isasoo miidaamyey ayaa isku qarxiyey baabuur ay saaraayeen masuuliyiin isugu jira siyaasiyiin, saraakiil ciidan iyo odayaal deegaanka ah. Waxaa loo malaynayaa in bartilmaameedku ahaa masuuliyiinta baabuurka saaraa oo kala ...
Toos Xafladda Dhagaxdhiga Garacad
https://www.facebook.com/jaamac.axmedxasan/videos/888994987962372/
DEG DEG:Sarkaal Ka Tirsanaa Ciidanka Puntland Oo Lagu Dilay Gaalkacyo
Sarkaal kamid ahaan jiray ciidanka birmadka puntland ayaa goor dhow lagu dilay magaalada Gaalkacyo. Sarkaalkaan oo magaciisa lagu sheegay gebigabi ayaa salaadii cishe kadib lagu dilay masjid ku yaala xero daraawiishta. Kooxda ...
(DEG DEG+DAAWO)Faysal Cali Waraabe”Somaliland way ka tashanaysaa Muuse Biixi wuu fashilmay
Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka Somaliland Faysal Cali Waraabe oo maantay dib ugu soo laabtay Hargaysa ayaa sheegay in hogaaminta Muuse ee maamulka Somaliland ay u baahan tahay dib u eegis in ...

Next Page »