Daawo: Showgii Suldan Seeraar iyo Axmed Xariir oo Ceeb Ku dhamaaday + Hotelka Gudihiisa oo Xabad ka bilaamatay

War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa sheegaya in habeenimadii xalay Fanaaniin reer Jigjiga ah oo bandhigfaneed ku qabsaday mid ka mida hotelada muqdisho ay ka dhaceen is rasaaseen.
Iyadoo ay dhaawacyo ka soo gaareen qaar ka mkida shacabkii ka soo qayb galay bandhig faneedkaas.

 

 


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.