DHAGEYSO: Arday Kamid Ahaa Kuwii Ugu Sarreeyay Imtixaankii Shahaadiga Oo Ka Sheekeeyay Taariikhda Guushiisa

Arday agoonimo wax ku bartay ayaa kamid noqday ardayda kaalmaha sare ka galay imtixaankii dugsiga sare ee maalmo ka hor natiijadiisa la shaaciyay.

Arday lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cali Cabdi ayaa kamid ah 15-ka arday ee ugu sarreeysa imtixaankii shahaadiga ahaa ee dhowaan wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka ayaa kamid ah malaayiinka ardayda Soomaaliyeed ee agoonimada wax ku baranaya.

Aabbihii Cali Cabdi ayaa ku dhintay dagaallada sokeeye ee dalka wuxuuna Cabdiraxmaan dabayaaqadii 1999-kii ku dhashay bartamaha Soomaaliya.

Waxa uu ka hadli doonaa dareenkiisa iyo hadii uu filanayay in kaalmaha hore uu ka galayo imtixaanka.


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.