DEG DEG:Sarkaal Ka Tirsanaa Ciidanka Puntland Oo Lagu Dilay Gaalkacyo

Sarkaal kamid ahaan jiray ciidanka birmadka puntland ayaa goor dhow lagu dilay magaalada Gaalkacyo.

Sarkaalkaan oo magaciisa lagu sheegay gebigabi ayaa salaadii cishe kadib lagu dilay masjid ku yaala xero daraawiishta.

Kooxda dilka gaysatay ayaa ka baxsatay goobta lamana garanayo haybtooda.

Sarkaalkaan ayaa horay u soo noqday taliyaha ciidanka Birmadka Puntland ee Gobalka Mudug.


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.