(DEG DEG+DAAWO)Faysal Cali Waraabe”Somaliland way ka tashanaysaa Muuse Biixi wuu fashilmay

Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka Somaliland Faysal Cali Waraabe oo maantay dib ugu soo laabtay Hargaysa ayaa sheegay in hogaaminta Muuse ee maamulka Somaliland ay u baahan tahay dib u eegis in lagu sameeyo.

Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inay la xisaabtamayaan Madaxweyne Muuse islamarkaana ay ka tashan doonaan qaabka uu ku wado hogaaminta maamulka uu madaxwenaha ka yahay.


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.