DEG DEG+DHAGAYSO:Dhimashada oo maraysa jiidaha hore 27 Askari markii dagaal uu saaka ka dhacay deegaanka……

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno furimaha dagaalka ayaa sheegaya in halkaasi ay ku gaariyoodeen 27 askari, waxaana halkaasi ka dhacaysa rasaas goos goos ah oo ay dhinacyadu isku ridayaan, walow aan weli la ogaan khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay weerarkii saaka dhacay.

HALKAN KA DHAGAYSO WARAYSIGA


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.