(DAAWO)Xabsiyada Garoowe Oo Buuxsamay Iyo Digniin Loo Diray Waalidiinta+Howlgalo Socda.

Guddiga amniga Gobalka Nugaal ayaa maantay soo bandhigay in ka badan 20 dhalinyaro ah oo lagu soo qabtay falal amni daro oo mudooyinkii danbe ka jiray Magaalada Garoowe.

Guddiga ayaa sheegay in dhalinyaradaan oo inta badan lagu soo qabtay iyagoo ku gudajira falal moobil furasho ah loo gudbin doono jeelasha magaalooyinka Puntland.

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka.

Puntlandonline.net


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.