DHAGAYSO:Puntland oo si rasmi ah u shaacisay safarka RW Khayre ku iman doono Puntland & Magaalooyinka uu booqan doono

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa la filayaa in uu maalmaha fooda inagu soo haya socdaal ku yimaado magaalooyinka Garoowe iyo Galkacyo ee Puntland.

Socdaalkan oo ah kii ugu horeeyey ee uu Khayre ku imaanayo deegaamada Puntland ayaa waxaa laga dareemayaa diyaar garowga soo dhoweyntiisa magaalooyinka uu booqashada ku imaan doono.

Mid kamid ah xubnaha gudiga qaban qaabada soo dhoweynta ra’iisul wasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa waxa uu halka wax marayaan iyo xilliga uu imaan doono Khayre ka warbixiyey.


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.