DAAWO:Taliyihii hore saldhiga Qardho oo La Baxsaday gaarigii Booliska iyo maamulka Degmada oo ka hadlay.

Gudoomiyaha Gobalka Karkaar ayaa Taliyihii hore ee Saldhigga Qardho Abshir Maxamed Cabaas ku eedeeyey inuusan Wareejin Gaarigii Saldhigga eedna dusha uga tuuray.

Gudoomiyaha degmada Qardho Cabdi Siciid Cismaan Caato oo saxaafada kula hadlay Magaalada Qardho ayaa sheegay in taliyihii hore oo sameeyey amar diido markii horana xilka looga qaaday amar diido islamarkaana uusan wareejin gaarigii saldhiga dhexe ee Qardho.


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.