DEG DEG+Sawirro-Weerar Caawa Khacay Laascaano Iyo Gaariga Mahad Canbaashe OO La Gubay.

 

 

Dabley hubaysan ayaa goordhaweyd bartamaha magaalada Laascaano waxay ku gubeen gaari uu lahaa taliyaha aaga Sool e Somaliland Mahad Cambaashe.

Warar is khilaafsan aya kaso baxaya khasaaraha nafeed ee ka dhashay weerarkan.

Koox ku hubaysan qoryaha loo yaqaan basuukaha ayaa weeraray gaariga xili marayey gudaha magaalada laascaano sida ay puntlandonline.net u xaqiijiyeen dad ku sugan laascaano..

Lama oga khasaaraha rasmiga ah  ee ka dhashay weerarka.

markaan xaqiijiyo ayan idinla wadaagi doona.

 


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.