DEG DEG+DAAWO:Madaxda Khaatumo oo ka hadlay Dagaalka Tukaraq & Dalabkii Isimadda Beesha Isaaq

Shirkani jaraa’id oo ay qabteen madaxda ugu sar saraysa maamulka Khaatumo ayaa waxa ay kaga wada hadleen xiisadaha dagaal ee gobolka Sool, Isimadda kasoo jeeda goboladda Waqooyi ee dalka Soomaaliya oo u jooga magaalada Garoowe arimo la xidhiidha xal u raadinta xiisadaha gobolka Sool, tacdiyada maamulka Somaliland uu ka gaysto gobolka Sool.

Sidoo kale waxaa ay ka hadleen shir ay ku qabsadeen gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool koox yar oo uu hogaamiyo Proff. Cali Khaliif Galaydh, iyagoona sheegay masuuliyiintani in aysan matalin kooxda uu hogaamiyo Cali Khaliif Galaydh guud ahaanba shacabka kasoo jeeda deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn iyo maamulka Khaatumo. hadaba halkan ka daawo muuqaalka shirkani.


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.