DEG DEG+DAAWO-Puntland Oo Ku Dhawaaqday dagaal Culus Iyo shacabka oo amar lagu soo rogay

Wasiir kuxigeenka wasaaradda arimaha gudaha puntland Cabdulaahi Xaashi Qoob deero ayaa ugu baaqay bulshada kasoo jeeda koonfurgalbeed ee ku sugan puntland inay ka qaybqaataan xoraynta gobalka Gool.

Cabdulaahi xaashi ayaa sheegay in dadka kasoo jeeda deegaanada maamulka koonfur galbeed ay noqdeen dad reer puntland ah loogana baahanay yahay inay ka qaybgalaan difaaca Dalka.

Bulshada kasoo jeeda deegaanada maamulka koonfurgalbeed soomaaliya ayaa ku sugan puntland tan iyo intii dalku uu burburay waxaana ay ku haystaan ganacsiyo kala duwan.

 


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.