DEG DEG+DAAWO-Cali Khaliif Oo Kusoo Jeestay Somaliland Iyo Dagaalka Sool oo Waji Kale Yeeshay

Hogaamiyaha maamulkii Khaatumo ee ku biiray Soomaaliland Cali Khaliif Gallaydh ayaa waxa uu sheegay inaysan waxba kajirin wararka la xiriira dhinac abtirsiinyaha isirka ee ka dhexeeya shacabka reer Puntland gaar ahaan kuwa kunool Sool, Sanaag iyo Cayn iyo gobolada kale ee Puntland.

Cali Khaliif Gallaydh ayaa waxa uu sheegay inuusan jirin wax abtirsiinyo ah (DAAROOD) oo ay wadagaan isla markaana uu yahay mid shacabka lagu beer laxawsanayo sida uu hadalka u dhigay.


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.