AKHRISO:Qodobada Kasoo Baxay Shirka Golaha Wasiiradda Puntland+Dagaal Lagu Dhawaaqay

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu Shir-Guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa looga hadlay arimaha kala ah Amniga dalka, Xeerka tayo-dhowrka kheyraadka Badda Iyo Warbixino kale.


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.