DHEGAYSI-Barlamaanka Puntland oo Su’aalo Xasaasi ah Waydiiyey Wasiirka Amniga iyo Saraakiil Ciidan iyo Jawaabaha

Xildhibaanada barlamaanka Puntland oo kujira kal-fadhigoodii caadiga ahaa ayaa waxa ay su’aalo xasaasi ah waydiiyeen wasiirka amniga, taliska ciidanka iyo xubno kale oo katirsan laamaha ammaanka.

Halkaan Ka Dhegeyso Su,aalaha iyo Jawaabaha.


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.