DHAGAYSO:Weeraradii ugu cuslaa oo dhacay & Saldhigyo ciidan oo lagu garaacay Madaafiic

Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in cutubyo ka tirsan ururka Al-shabaab ay hoobiyaal is xig xiga la beegsadeen saldhig ay ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Kenya ku leeyihiin degmada Baardheere ee gobolkaasi Gedo.


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.