DAAWO-Madaxda Ka Socotah Dowladda Federalka Oo Gaaray Somaliland & Iyo Xildhibaano Ka Hadlay

Xildhibaano ka tirsan gollaha Wakiiladda maamulka Somaliland ayaa sheegay in magaalada Hargeysa ay qarka u saaran tahay in laga taago Calanka dalka Soomaaliya, iyagoona shaaciyey in madax ka socota dowladda federaalka Somalia ay ku sugan yihiin gudaha magaalada Hargeysa kuwaas oo wata qorshayaal kala duwan.


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.