(Dhegeyso)Puntland oo Ka Jawaabtay Hadalkii iyo Booqashadii Pro Axmed Ismaaciil ee Tukaraq iyo Garaad Ciid oo u Hanjabay

Maalinimadii shalay Pro Axmed Ismaaciil Samatar oo horay ugu tartamay xilka madaxweynaha Soomaaliya kana mid ah barayaasha jaamacadaha Maraykanka ayaa gaarey deegaanka Tukaraq wuxuuna ciidanka Soomaaliland ku booriyey inay dagaalamaan.

Haddaba Puntland oo si kulul uga jawaabtay hadalada Axmed Ismaaciil ee ah difaaca dhulka ay joogaan ciidanka Soomaaliland ayaa sheegtay in uu yahay nin wadadii saxda ahayd kadhacay.

Garaad Cabdulaahi Cali Ciid ayaa ka hadlay tilaabadii uu ku booqday furimaha dagaalka Tukaraq ee ciidamada Somaliland Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo muddo dheer bare ka ahaa jaamacad ku taala dalka Mareykanka, horayna isu sharaxay xilka madaxwaynaha ee Soomaaliya.

Halkaan Ka Dhegeyso Codka.

Puntlandonline.net


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.