(Sawirro)Ciidamada Sida Gaar ah u tababaran Ee Puntland oo Ku Hubaysan Gadiid Dagaal Oo Gaaray Jiidaha Dagaalka.

Ciidamadamo horleh oo ka tirsan Kaydka Kumaandooska Puntland qaybtooda sadexaad ee gobolka Nugaal ayaa maanta gaaray Jiida hore ee gobolkaSool.

Ciidankan oo ka soo ruqaansaday qaybo kamida Farisihooda gobolka Nugaal waxaa guddiga difaaca Puntland kuwareejiyay Taliyihii hore ee qaybta gobolka Nugaal CabdiraxmaanXaaj Abshir (Qaan-Qaan)

Sawirro.

Puntlandonline.net


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.