(MUUQAL)-Madaxweyne Gaas Oo War La Sugayey Kaga Dhawaaqay Garoowe

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Garoowe kaga qaybgalay Madal madal lagu daah-furay wajiga labaad ee dhismaha waddada isku xirta Ceel-daahir iyo Ceerigaabo.

Madaxweyne Gaas ayaa ka sheegeeyey Muhiimada ay leedahay Dhismaha wadada ceeldaahir ceerigaabo waxaana uu ka codsaday shacabka Puntland ee dal iyo dibadba inay u guntadaan sidii ay uga qaybqaadan lahaayeen dhamaystirka wadadaas.

Gaas ayaa si gaar ah ula hadlay Jaaliyadaha dibada isagoo ka codsaday inay qayb lixaad leh ka qaataan dhamaystirka wadada.

”Qurbe Joogtu waa gacan adag yihiin waana su,aalo Badanyihiin”ayuu yiri Madaxweyne Gaas.

 


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.