DAAWO-Falkii Ugu Foosha Xumaa Oo Ay Muqdisho Ka Gaysteen Ciidanka Dowladda Federalka.

Afhayeenka maamulka Galmudug ee Soomaaliya Cabdullaahi Xaashi Faarax oo ay maanta qabteen qaar kamid ah ciidamo katirsan Nabadsugida Soomaaliya, si gaar ahna u fuliya amarada Madaxtooyada dawladda Faderaalka ayaa ka sheekeeyey sidii loola dhaqmay.

Afhayeenka oo lagu sii daayay markii uu dadaal bixiyey Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa sheegay in isagoo qaawan sawirro laga qaaday, sidaa soo kale loogu hanjabay in haddii uu ka hadlo qadiyadda Qalbi Dhagax la dili doono.


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.