culimada oo Iclaamiyey in dagaalka Tukaraq yahay jihaad (Muuqaal)

Xili ay sii xoogaysanayaan xiisadaha dagaalka Tukaraq ee Puntland iyo Somaliland ayaa waxaa arimahaasi ka hadlay Sheekh Maciish Sheekh Maxamed Faarax, isagoona sheegay in dagaalka Tukaraq uu yahay Jihaad xaq ah isla markaasna uu ku amaanayo ciidamada Puntland difaaca ay ugu jiraan dhulkooda.

Sheekh Maciish oo la hadlay Radio Garoowe ayaa ciidamada iyo madaxda Puntland ugu baaqay in deg deg loo galo dagaalka lana xoreeyo gobolka Sool.


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.