DEG DEG:(Daawo)Puntland oo ku dhawaaqday in aysan dagaalka joojin doonin ilaa ay ka gaadho xuduudaheeda

0
253

Xildhibaan Cali Dhaga Cade oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in aysan wax wada hadal ah la yeelan doonin dowladda Puntland maamulka Somaliland isla markaasna aysan Puntland dagaalka joojin doonin ilaa ay ka gaadho xuduudaheeda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here