DAAWO SAWIRO:Banaan baxyo hadheeyey magaalada Laascaanood & Wadooyinka oo xidhan….

0
88

Kuwani waa qaar kamid ah sawirada hor dhaca ah ee Wariyaasha Puntland Online ay kasoo qaadeen goobaha ay weli kasii socdaan Kacdoonada ay wadaan shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood, waxaana goor dhow gudaha magaalada Garoowe shir jaraa’id ku qaban doona gudoomiyaha cusub ee gobolka Sool iyo duqa degmada Laascaanood oo kaga hadli doona shirkaasi kacdoonada weli kasii soconaya magaalada Laascaanood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here