Daawo Muuqaaal Dhamaystiran kacdoonkii iyo Mudabaraadkii Maanta Ka dhacay Laascaanood

0
485

Shacabka Magaalada Laascaano ee xarunta Gobalka Sool ayaa maantay dhigay banaanbax ay uga soo horjeedaan maamulka Jeegaanta oo kusoo duulay shacabka Gobalka Sool Iyo Dhulka Puntland.

Dadku waxay muujinayaan sida ay uga soo horjeedaan maamulka soomaali diidka ee jeegaanta waxaana ay fariin u dirayaan Madaxda Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here