DAAWO-Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Warkii Ugu Cuslaa Uga Dhawaaqay Jiida Dagaalka

Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cumar Cabdulaahi Faraweyne oo saxaafada kula hadlay Magaalada Garoowe ayaa ka hadlay xaaladihii ugu danbeeyey ee gobalka Sool.

Gudoomiye Cumar Cabdulaahi Faraweyne ayaa sheegay in dowladda Puntland ay ka go,antahay xorayn gobalka Sool islamarkaan dhawaan shacabka Magaalada Laascaano ay cadowga ka dulqaadi doonaan.

Gudoomiye Cumar Cabdulaahi ayaa yiri”Wadahadalka noo dhexeeya anaga iyo maamulka Jeegaanta waa inaan xabad uga saarno gobalka Sool.

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka.

Puntlandonline.net


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.