(Dhegeyso)Gudoomiyaha Gobolka Sool Shaaciyey Xiliga La Qaadayo Dagaalka Lagu Xoraynayo Gobalka Sool

Gudoomiyaha Cusub ee Madaxwayne Gaas dhawaan u Magacaabay Gobolka Sool Abubakar Cabdiraxmaan Geelle ayaa ka hadlay dagaalada u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Somaliland Xoog looga saarayo gobolka ay haystaan ee Sool , waxa uu tilmaamay in Puntland diyaar ay u tahay Xoraynta Gobolkaasi oo iyada oo kaashanaysa shacabkeeda in ay soo Celinayo gobolka Sool.

Abubakar Cabdiraxmaan Geelle ayaa tilmaamay in dhulka Gobolka Sool aan waxba laga waydiin doonin IGAD iyo Qaramada midowdabay ama Cid kale oo wadahdal aan laga gayln gobolkaasi taas badalkeeda Puntland ay damacsan tahay soo Celinta gobolka Sool.

Halkaan Ka Dhegeyso Waraysiga.

Puntlandonline.net


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.