DEG DEG:Puntland Oo Ka Jawaabtay In Wadahadal U Socdo Iyaga Iyo Soomaaliland

Wasiirka xiriirka golayaasha dowladda puntland ahna afhayeenka Madaxtooyada Puntland Cabdulaahi Jaamac Quraan Jecel ayaa ka jawaabay hadal uu sheegay wasiira wasiirka arimaha gudaha Soomaaliland oo ahaa inuu wadahadal u socdo Puntland iyo Somaliland.

Afhayeenka Cabdulaahi Jaamac Quraan Jecel oo ka u jawaabaya Sacad Cali Shire ayaa Yiri”xagee wasiir Sacad Cali Shire leeyahay oo aan kula heshiinaa”

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka.

Puntlandonline.net


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.