DEG-DEG+DAAWO:- Maamulka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Inuu Wada-hadal U Socdo Iyaga Iyo Puntland & Qodobada Miiska Saaran

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Maamulka Somaliland Sacad Cali Shire, oo Warbaahinta Kula hadlay Magaalada Hargeyso, ayaa Sheegay inuu Wada-hadal u socdo Maamulka Somaliland iyo Puntland, Isagoona Shaaca ka Qaaday Qodobada ugu Muhiimsan ee ay Haatan ka Wada-hadlayaan Labada dhinac.


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.