(Dhegeyso)Dawladda Puntland oo fariin muhiim u dirtay Shacabka SL u dhashay ee kusugan gudaha Puntland

Dawladda Puntland ayaa fariin u dirtay Qoysaska, Ganacsatada, Dhalinyaradda, Macalimiinta & Muwaadiniin u dhashay gobalada Waqooyiga Soomaaliya ee loo yaqaano Somaliland, kuna sugan gudaha gobalada Puntland, waxayna sheegtay in aysan jirin cid waxyeelo noocay ay tahayba u geysan karta oo ay joogaan dalkoodii Hooyo.

Puntlandonline.net


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.