DEG DEG+AKHRISO-Diyaar Garawga Dagaalka Gobolka Sool oo Sii Xoogaystay iyo Madaxweyne Gaas oo Ku Dhaawaaqay

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxa uu Mudane Abuubakar Cabdi Geelle oo ah nin dhalinyaro ah ugu magacaabay gudoomiyaha gobolka Sool, isla markaana waxa uu xilka ka qaaday gudoomiyihii hore.


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.