(Dhegeyso)Wasiiiradii Ugu Cuslaa Oo Gaaray Jiidaha Ciidanka Dagaalna Ku Dhawaqay

Qaar kamid ah Golaha Wasiiradda Puntland ayaa maantay gaaray jiidaha dagaalka ee ay ku sugan yihiin ciidanka difaaca puntland waxaana ay ciidanka u jeediyeen khudbad xasaasi ah ka jeediyey islamarkaana digniintii ugu dambaysay u dirtay Soomaaliland.

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda Puntland oo kamid ah gudiga difaaca dowladda Puntland ayaa jiidaha dagaalka kaga dhawaaqay dagaal kadhan ah maamulka Hargaysa isagoon sheegay in geeridu ay dhibayso ninkii dhoofku yimid.


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.