DAAWO-Xildhibaan Cali Dhegacadde oo Ka Hadlay Howlgalka Jeegaanta Looga Xoraynayo Gobolka Sool

Xildhibaan Cali Jaamac Faarax (Cali Dhegacade) oo kamid ah xildhibaanada barlamaanka dowlada Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa waxa uu ka hadlay xaaladda gobolka Sool.

Xildhibaan dhega-cadde ayaa waxa uu si kulul uga hadlay hadalada isku dirka ah ee ka soo yeeraya Faysal Cali Waraabe, duulaanka iyo caburinta shacabka ay Soomaaliland kawado gobolka Sool, horjoogayaasha reer Sool ee la safan Soomaaliland, bogaadin uu u diray bulshada Boorama iyo farriin uu u diray shacabka reer Sool ee kunool dalka iyo dibadda.


Xafiiska Shabakada Puntlandonline.net
Garoowe Puntland
puntlandonline.net@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.