DAAWO-Ciidankii Ugu Badnaa Soomaaliland Ka Soo Goostay Oo Isku Dhiibay Puntland

0
542

Ciidankii Booliska Soomaaliland ee ku sugnaa degmada Taleex ee Gobalka Sool ayaa kusoo biiray Puntland kadib markii ay sheegeen inay kasoo goosteen Soomaaliland.

Wasiiro ka tirsan xukuumadda Puntland oo maantay gaaray magaalada Taleex ayaa cidaanka lasoo wareegay.

Halkaan Hoose ka daawo Muuqalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here