XOG:-Maxaa Kasoo Kordhay Goobihii Shalay Lagu Dagaalamay

0
1166

Xaalada Deeganadii shalay lagu dagaalamay ee deegaanka Tukaraq ayaa maantay dagan waxaana labada ciidan ay ku kalka sugan yihiin goobihii ay xalay ku kala hoydeen.

Subaxnimadii hore ee saakay ayaa labada Ciidan waxaa ay isweydaarsadeen Hubka culus mana jirto khasaare ka dhashay.

 

Labada dhinac ayaa xalay ilaa saakay waxaa ay ku jireen diyaar garow xoogleh iyadoo ay soo gaarayeen gurmadyo  soo kala gaaraya.

Inkasta oo xaaladu dagan tahay maantay hadana waxaa deegaanka laga dareemayaa saan saan dagaal iyadoo xili kasta uu dagaal ka dhex qarxi karo labada dhinac.

Puntlandonline.net ku xirnow markasta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here