Deg-Deg: Ciidamo Horleh oo ku qulqulaya aaga Tuka-raq

0
970

Wararka aanu ka helayno halkii shalay lagu dagalamay ayaa sheegaya in ay saaka dagan tahay dagenadi uu dagaalku ka dhacay iyado labada ciidan ay wax badan isku jirin.

Labada dhinac ayaa laga dareemaya abaabul lamana oga xiliga uu mar kale dagaal dhacayo iyado taliyayaasha labada dhan ay ka gaabsaden in ay saxafada la hadlan .

Beri ay u badan tahay in ay noqoto Ramadan lamana oga in uu dagaalku ujogsanayo fadliga bisha ramadaan iyo in kale iyadoo haatanba xiisado laga dareemayo labada dhinac.

Wixii kaso dhorka kala soco puntlandonline.net 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here