Hogta Kulanka Juventus Vs Real Madrid

0
205

Caawa oo ay Tariikhdu ku beegantahay 3/4/2018 waxa la ciyaraya 2 kulan oo kamida kulamada Afar dhamaadka koobka kooxaha yurub ee UCL iyadoo ay kulamadani yihiin lugta hore ee wareega Afarta .

Hadaba Hoos kaga bogo labada kulan ee Caawa lasugayo in la ciyaro.

Kulanka: Juventus vs Real Madrid

Garoonka:  Allianz Stadium

Saacada: 9:45 pm XGA

 

Juventus

Kooxda Juventus waxa ay weyn doonta Benatia (suspended), Pjanić (suspended), Bernardeschi (knee) .

Waxaana uso laabanaya Mandžukić (thigh), Alex Sandro (thigh).

Real Madrid

Kooxda Real Madrid waxa ay Haysata koox Caafimad qabta guud ahaan marka laga reebo Nacho ,

 

Shacaha ay macqulka tahay

Juventus: Buffon; De Sciglio, Barzagli, Chiellini, Asamoah; Khedira, Bentancur, Matuidi; Dybala, Higuaín, Douglas Costa

 

Real Madrid: Navas; Carvajal, Ramos, Varane, Marcelo; Casemiro, Kroos, Modrić, Bale; Ronaldo, Benzema

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here